Kooxaha ALBA iyo VIP ayaa galabta fooda isku dari doona Beledweyne.

0
94

Baladweyne(Radio Beerlula)-Kooxaha ALBA iyo VIP ayaa galabta fooda isku dari doona garoonka kubadda cagta Buulaxaabley ee magaalada Baladweyne.

Kulanlkan ayaa ah kulankii 3 aad ee laga ciyaaro tartankan waxaana koox kasta ay soo bandhigtay ciyaar wanaag.

qeeybtii koowaad ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay hal iyo waxba hasa ahaatee markii leeysku soo laabtay qeeybtii danbe ayaa ciyaarta noqotay mid bareejo ah iyadoona sidaa waqtigii loogu talagay uu ku soo dhaamaday.