Kooxaha Octobar iyo Daarasalaam oo galay bar baro 2-iyo 2

0
161

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa galabta waxaa ku wada ciyaaray   Kooxaha Octobar iyo Daarasalaam kuwaasi oo qeyb ka ah tartanka kubadda cagta Ramadaanka ee Baladweyne.

Kulanlkan ayaa ah kulankii 3 aad ee laga ciyaaro tartankan waxaana koox kasta ay soo bandhigtay ciyaar wanaag.

qeeybtii koowaad ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay hal iyo waxba hasa ahaatee markii leeysku soo laabtay qeeybtii danbe ayaa ciyaarta noqotay mid bareejo ah iyadoona sidaa waqtigii loogu talagay uu ku soo dhaamaday.