kooxda Ciisa-diin oo laga reebay tartanka Ramadaan Cup ee Baladweyne

0
89

Baladweyne(Radio Beerlula)-Garoonka buulaxaableey ee magaalada Baladweyne waxaa si habsami leh ugu socdo tartanka Ramadaan Cup oo loo qabtay Kooxaha ka dhisan Magaalada Baladweyne.

Galabta waxaa fooda is daray  kooxaha Kooxaha  Ciisa-diin  iyo Laabka

 

Labada koox ayaa waxa ay soo bandhigeen ciyaar aad u qurux badan oo koox waliba ay dooneysay in guul gaadho waxaana markii danbe guusha ay 2-1-ku raacday kooxda Laabka.