kooxda Holac ee magaalada Baladweyne ayaa 8-2 uga badisay kooxda Baladweyne City

0
122

Baladweyne(Radio Beerlula)-Garoonka Kubada cagta Buulo xaableey ee Magaalada Baladweyne ayaa waxaa si habsami leh ugu socdo tartanka Ramadaan Cup waxaan galabta kulan Xiiso badan wada Ciyaaray Kooxaha  Holac iyo Baladweyn City  waxaana guusha ay ku raacday  8-1 kooxda Holac oo ka dhisan xaafada Howlwadaag ee Baladweyne.

Garoonka waxaa soo buux dhaafiyay taageerayaasha labada kooxood iyo mucaashiqiinta kubada cagta iyada oo labada kooxood  ay soo bandhigeen ciyaar aad u qurux badan oo koox waliba ay dooneysay in guul gaadho lugta koowaad ee ciyaarta.