kooxda Kooshiin oo laga reebay tartanka Ramadaan Cup ee Baladweyne

0
78
Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda waabari ayaa ka reebtay kooxda Kooshiin tartanka Ramadaan Cup ee Baladweyne kadib markii labada kooxood ay galabta galeen barjeejo 5-5
Kooxda Kooshiin ayaa laga adkaaday kulanka lugtii 1 aad iyadoo galabta looga baahnaa guul iyo goolal ka badan kuwii looga adkaaday