kooxda kubadda cagta Iftin ayaa 5-4 uga badisay kooxda Dalxiiska

0
83

Baladweyne(Radio Beerlula)-Garoonka buulaxaableey ee magaalada Baladweyne waxaa si habsami leh ugu socdo tartanka Ramadaan Cup oo loo qabtay Kooxaha ka dhisan Magaalada Baladweyne.

Galabta waxaa fooda is daray kooxaha  kubadda cagta Iftin iyo dalxiiska oo kawada dhisan Xaawo Taako

 

Labada koox ayaa waxa ay soo bandhigeen ciyaar aad u qurux badan oo koox waliba ay dooneysay in guul gaadho balse lugta koowaad ee tartanka waxaa guul muhiim gaadhay kooxda Iftin  5-4 ku badisay  kooxda dalxiiska.