Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ku dhawaaqday inay qandaraas cusub ka saxiixatay ciyaaryahankeeda Marcus Rashford.

0
372

Baladweyne(Radio Beerlula)- Manchester United waxa ay xaqiijiray inay Marcus Rashford ka saxiixatay heshiis afar sanadood ah oo cusub, isla markaana uu dooq u haysto inuu sanad kale ku daro qandaraaskiisa haddii loo baahdo.

Heshiiskan cusub ayaa cusub waxa uu garoonka Old Traffrod ku sii hayn doonaa illaa sanadka 2023-ka, waxaana Rashford uu heshiiskaan cusub isbuucii ku qaadan doonaa adduun dhan £250,000.

Bayaan ay ku xaqiijisay kooxda Man United heshiis cusboonaysiinta Rashford kaasoo ay soo dhigtay website-keeda rasmiga ah ayaa u dhignaa: “Manchester United waxa ay ku faraxsan tahay inay ku dhawaaqdo in Marcus Rashford uu saxiixay heshiis cusub, kaasoo kooxda ku sii hayn doona illaa bisha June sanadka 2023-ka, waxaana uu dooq u haystaa inuu sanad kale oo dheeri ah ku darsado.”

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ku dhawaaqday inay qandaraas cusub ka saxiixatay ciyaaryahankeeda Marcus Rashford.

Manchester United waxa ay xaqiijiray inay Marcus Rashford ka saxiixatay heshiis afar sanadood ah oo cusub, isla markaana uu dooq u haysto inuu sanad kale ku daro qandaraaskiisa haddii loo baahdo.

Heshiiskan cusub ayaa cusub waxa uu garoonka Old Traffrod ku sii hayn doonaa illaa sanadka 2023-ka, waxaana Rashford uu heshiiskaan cusub isbuucii ku qaadan doonaa adduun dhan £250,000.

Bayaan ay ku xaqiijisay kooxda Man United heshiis cusboonaysiinta Rashford kaasoo ay soo dhigtay website-keeda rasmiga ah ayaa u dhignaa: “Manchester United waxa ay ku faraxsan tahay inay ku dhawaaqdo in Marcus Rashford uu saxiixay heshiis cusub, kaasoo kooxda ku sii hayn doona illaa bisha June sanadka 2023-ka, waxaana uu dooq u haystaa inuu sanad kale oo dheeri ah ku darsado.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here