Kulamada Caawa dhacaya

0
449

Baladweyne(Radio Beerlula)- Afar kulan oo ka tirsan tartanka Cop Afrika ayaa caawa la ciyaari doonaa, waxaana laba kulan ka tirsan Group E ee koobka qarammada qaaradda Afrika 2019 oo caawa lasoo gabagabeyn doono ku wada ciyaari doona xulalka kala ah Angola Vs Mali, iyo sidoo kale Mauritania Vs Tunisia.

Dhinaca kalena Group F labo kulan oo ka tirsan ayaa caawa sidoo kale la ciyaari doonaa iyadoo ay isku dheggan yihiin; Benin Vs Cameroon, iyo Guinea-Bissau Vs Ghana.

Group E:

10:00 Habeenimo: Angola Vs Mali.

10:00 Habeenimo: Mauritania Vs Tunisia.

Group F:

7: 00: Habeenimo: Benin Vs Cameroon.

7:00 Habeenimo: Guinea-Bissau Vs Ghana.

Dhinaca kale waxaa caawa la ciyaari doonaa kulan ka tirsan wareega afar dhamaadka ee koobka adduunka Dumarka 2019

10:00 Habeenimo: England Vs USA.

Halka sidoo kale caawa saqda dhexe la ciyaari doono kulan ka tirsan wareega afar dhamaadka Copa America 2019 waxaana uu yahay.

03:30 habeenimo: Brazil Vs Argentina.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here