Group-ka D ee koobka qarammada qaaradda Afrika 2019 oo la soo afjaray

0
407

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xulalka Morocco iyo Ivory Coast ay u soo baxay wareega 16-ka ee Tartankan koobka qarammada qaaradda Afrika

Xulka qaranka Ivory Coast ayaa wuxuu 4-1 kaga adkaaday dhigooda Namibia, kulankooda 3-aad ee Group-ka D waxaana aay kusoo bexeen kaalinta 2-aad, halka Morocco ay soo Gashay kaalinta 1-aad, Kadib Markii  ciyaarta dhex martay xulkalka South Africa iyo Morocco ay ku soo idlaatay 1-0 ay guusha ku raacday wiilasha matalayay South Africa waxayna  Morocco  u gudbeen wareega xiga ee 16-ka  koobka qarammada qaaradda Afrika ee 2019.

Waxaa xusid mudan in xulalka South Africa iyo Namibia ay gabi ahaanba isaga hareen koobka qarammada qaaradda Afrika ee 2019.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here