Kulamada U Dhiman Kooxaha Ku Tartamaya Horyaalka? Kooxdee Ku Guulaysan Doonta Horyaalka

0
151

Baladweyne (Radio Beerlula)-Horyaalka Premier League ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo la galay kulamadii ugu dambeeyay.

Kooxda Man City ayaa si buuxda ula wareegtay hogaanka horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Gunners ayaa ku jirta kaalinta 2-aad iyaga oo la dhibco ah Liverpool oo ay kaga horayso farqiga goolasha.

Waxa haatan ka dhiman dhamaadka xilli ciyaareedkan 6 kulan iyada oo kooxuhu isku diyaarinayaan in ay sida ugu fiican ku dhamaystaan horyaalka.

 

 

Kooxaha ku tartamaya horyaalka ee Man City, Arsenal iyo Liverpool ayay u dhamintahay min 6 kulan.

Hadaba Halkan hoose kaga bog sawirka kulamada u kala hadhay 3-da kooxood.