Kulan looga hadlay u diyaar garowga kulanka Bangiga Iyo Hay’adda Lacagta Adduunka oo lagu qabtay Muqdisho

0
253

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa  guddoomiyay shirka tubta horumarinta dhaqaalaha oo looga hadlay qorshaha dawladda Soomaaliya ay ugu diyaar garoobayso ka qayb galka shirka sannadlaha ah ee ay wada qabanayaan Bangiga Adduunka iyo Hay’adda lacagta Aduunka (IMF).

Wasiirka maaliyadda XFS, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, ayaa ka waramaya arrimaha kulanka diirada lagu saaray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here