Baladweyne ( Radio Beerlula )-wasaarada cadaalada iyo Garsoorka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ka Daahfurtey kulan soconaayo sedax maalin kaas oo ku saabsan wadatashiga diyaarinta istiraatiijyada bahda cadaalada .
Kulankaan oo loo qabtey Bahda garsoorka Koonfur Galbeed Waxaana goobjoog ahaa masuuliyiin kasocotay wasaarada cadaalada XFS bahda garsoorka iyo laamaha amniga koofurgalbeed.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.