Baladweyne ( Radio Beerlula)-kulankaan oo lagu qabtay magaalada Baladxaawo isla markaana ay ka qeybgaleen maamulka degmada iyo Bulshada qeybahooda kala duwan ayaa ahaa mid qurba joogta gobolka gedo looga codsanayay ineey door ka qaataan dhismaha garoonka diyaaradaha
Shire Cabdulaahi Cabdi gudoomiyaha degmada Baladxaawo ayaa kawaramay dhismaha garoonka halka uu marayo isaga oo ugu baaqay umada somaliyeed iyo qurjabajoogta gobolka Gedo in aay kasoqeyb qaatan garoonka dhismahiisa.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi
Audio Player