Kulan looga hadlayay doorka haweenka ay ka qaadan karaan Nabadda oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

0
114

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xaquuqda aadanaha XFS ayaa magaalada muqdisho ku qabatay kulan looga hadlayay doorka ay haweenka somaaliyeed ka qaadan karaan nabadgalyada iyo amniga.

kulanka oo socday muda saddex cisho ah ayaa waxa kaqeyb galay urarada Haweenka gobolka Banaadir iyada oo inta uu socday looga hadlay door aay kaqaadan karaan hawenka amniga iyo nabada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.