Kulan looga hadlayay horumarinta adeegyada bulshada oo lagu qabtay Afmadow.

0
80

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye kuxigeenka Golaha Deegaanka dagmada Afmadow ahna ku simaha duqa magaalada Dalmar Caagane Shafat oo uu weheliyo xoghayaha dagmada Afmadow Xalane Maxamed Bashiir ayaa kulan looga hadlay hormarinta adeegyada ay bixiyaan hay,adaha la yeeshay masuuliyiinta hay’adaha maxalliga iyo kuwa gaarka loo leyahay ee ka howlgala dagmada Afmadow.

Kulankan ayaa waxa ka soo qayb galay xubno kamid ah dowladda hoose, isku duwayaasha Wasaaradaha Jubbaland, iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here