Kulan looga hadlayay sidii loo caawin lahaa dadka abaaruhu sameeyeen oo lagu qabtay Muqdisho.

0
181

Baladweyne (Radio Beerlula)- Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka ee SODMA Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan kusaabsan sidii abaaraha wadanka kajira wax looka qaban lahaa kula yeeshay magaalada muqdisho ururka iskaaashiga islaamka OIC

Waxa ka qeyb galay kulanka mas’uuliyiin katirsan ururka iskaaashiga islaamka OIC howlwadeenno, iyo Lataliyayaal sare oo ka tirsan hay’adda maareeynta masiibooyinka Qaranka ee SODMA.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa  Maxamed Yuusuf Cabdulahi.