Kulan looga hadlayo ammaanka oo lagu qabtay Muqdisho

0
313

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shirka amiga oo looga hadlay xaaladda amniga ee dalka gaar ahaan adkaynta amniga caasimadda

Guddoomiyaha gobalka Banaadir, ahna duqa Muqdisho, Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa sheegay in la isla gartay in bulshada Soomaaliyeed ay muujin karaan shucuurtooda oo ay la xisaabtami karaan dawladda si nabad ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here