Solar ku shaqeeya cadceeda oo laga hirgeliyay degmada Buula burde.

0
320

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Buula burde ee gobolka Hiiraan ayaa laga hirgeliyay solar ku shaqeeya cadceeda.

Duqa magaalada Buula Maxamed Fiidow Caawale, guddoomiyaha degmada Buula burde Cabdicasiis cabdulahi Duurow ayaa sheegay in hirgelinta soolarkan uu qeyb ka yahay horumarka ka socda magaalada Buula burde.

Qaar ka mid ah shacabka magalaada Buula burde ayaa soo dhaweeyay hirgelinta solar ku shaqeeeya cadceeda.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here