Shacabka Baladweyne oo ka dalbaday dowladda federaalka iyo maamulka Hirshabeelle inay daawooyin la soo gaaran isbitaalka guud ee gobolka Hiiraan

0
332

Baladweyne(Radio Beerlula)-Isbitaalka guud ee gobolka Hiraan ayaa xiligan wajahaya xaalad adag oo soo food saartay kadib  markii ay ka baxday hay’adda sasfi oo gacanta ku heysay qeyb ka mid ah isbitaalka oo ay ka mid tahay qeybta gurmadka deg deg ah.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here