kulan looga hadlayo dardar gelinta qorshaha deyn cafinta oo lagu qabtay Muqdisho

0
327

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kulan la qaatay Golaha Dhaqaalaha Qaranka.

kulan ayaa  looga hadlay dardar gelinta qorsha dayn cafinta, istaraatiijiyadda maalgashiga dalka, kobcinta dhaqaalaha, kordhinta dakhliga dawladda iyo iskaashiga dhaqaale ee gobalka geeska Afrika.

Golaha dhaqaalaha qaranaka oo adeegsanaya cilmi baaris dheer iyo cadaymo ayaa dawladda kala taliya arrimaha dhaqaalaha dalka, iyaga oo sidoo kale dawladda talo ka siiya diyaarinta iyo dhaqan-galinta siyaasad dhaqaale oo tayo leh taas oo ka caawinaysa isku-dubaridka khayraadka dalka, fulinta qorshayaasha dhaqaalaha iyo maaliyadda dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here