Kulan looga tashanayo mideynta ururada bulshada rayid ee gobolka Hiiraan oo lagu qabtay Baladweyne

0
279

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan  looga tashanayo sidii loo mideyn lahaa ururada bulshada rayidka ayaa waxaa ka qeyb galay inta badan ururada ka jira gobolka Hiiraan balse waxaa meesha ka maqnaa ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan iyo  ururka haweenka gobolka.

Xubnaha ka qeyb galay kulanka ayaa sheegay in muhiim ay tahay in la muujiyo midnimo.

Guddoomiyaha ururka ka hortaga guddniinka fircooniga ee gobolka Hiiraan  Maryan Cabdulle  Xassan ayaa kulanka kadib Radio Beerlula uga warantay  arrimaha la isku afgartay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here