Qeybo cusub oo lagu soo kordhiyay garoonka diyaaradaha Jowhar.

0
437

Baladweyne(Radio Beerlula)- Mareeyaha garoonka diyaaradaha Jowhar Mukhtaar Abukar Macalin iyo mareeye ku xigeenka garoonka diyaaradaha Jowhar Mahad xaaji muxiyadiin oo si wada jir ah shir jara’iid ugu qabtay gudaha garoonka ayaa sheegay in qeybo cusub ay ku soo kordhiyeen garoonka diyaaradaha jowhar, sida qeybta nasashada, masaajid lagu tuko iyo qeybo kale.

Warbixintan waxa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here