Maamulka dagmada Baladweyne oo wada qorshe lagu caawinayo dadka danyarta

0
355

Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiyaha degmada Baladweyne Maxamad Axmed Ibraahim Food Cade ayaa sheegay in ay qorsheynayaan in ay afurin u sameeyaan dadka danyarta ah ee ku dhaqan xeryaha barakacayaasha ah iyo kuwa kale ee aan heeysan wax ay ku afuruaan.

Waxaa uu sheegay in goobo cayiman ay ka sameyn doonaan afurka iyagoo kaasanaya dadka wax heysta ee ku dhaqan baladweyne iyo ha’yadaha sama falka ee ka howlgala magalada

Gudoomiyaha degmada Baladweyne Maxamad Axmed Ibraahim Food Cade ayaa sidoo kale ugu baaqay bulshada baladweyne in ay iscaawiyaan oo ay is gargaaraan.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here