Maamulka degmada Baladweyne oo dadka iska leh ceelasha biyaha ku amray inay biyo nadiif ah siiyaan shacabka

0
371

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada degmada Baladweyne Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen oo u waramay Radio Beerlula ayaa dadka iska leh ceelasha biyaha ku amray inay biyo nadiif ah siiyan dadka ku nool magaalada islamarkana ay ka joojyaan byaha ay ka soo qaadayaan webiga shabeelle kaasoo midabka iyo dhadhankiisa isbadaleen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here