Maamulka degmada Baladweyne oo hay’addaha samafalka kala hadlay sidii biyo nadiif ah loo gaarsiin lahaa dadka barakacayasha

0
416

Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiye ku xigeenka arimaha bushada degmada Baladweyne Cabdiraxman Maxamed Xuseen oo la hadlay radio Beerlula ayaa sheegay in ay la kulmeen ha’yadaha gobolka Hiiraan islamarkaana ay kala hadleen sidii biyo nadiif ah loo gaarsiin lahaa dadka barakacyaasha ah ee ku jira kaamanka ku yaalla magaalada Baladweyne maadaam aysan awoodin inay iib sadan biyo nadiif ah kadib markii midabka  iyo  dhadhanka biyaha webiga shabeelle is bedeleen.

Cumar Yuusuf Aadan ayaa warbixinta noo haya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here