Maamulka degmada Baladweyne oo ka dalbaday hay’addaha samafalka inay barakacayasha ka caawiyaan hoyga

0
307

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha degmada Baladweyne Maxamed Axmed Ibraahim Food Cadde oo la hadlay Radio Beerula ayaa ka dalbaday hay’addaha samafalka inay gurmad gurmad kala duwan gaarsiiyaan dadka barakacyaasha ee ku nool xaafaddaha magaalada Baladweyne maadaam xiligan lagu guda jiro xili roobaadkii guga.

Maxamed Axmed Food Cadde ayaa sheegay in xiligan duruufaha ugu daran ee heysta dadka barakacyaasha ay tahay hoy la’aan islamarkana looga baahan yahay hay’addaha inay dadka danyarta ka caawiyaan hoyga si ay uga gaashantahay roobka.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here