Maamulka degmada Baladweyne oo sheegay inay ku dadaalaya sidii dib u dhis loogu sameyn lahaa garoonka diyaaradaha

0
481

Baladweyne(Radio Beerlula)-Guddoomiyaha degmada Baladweyne Maxamed Axmed Food Cadde oo u waramay Radio Beerlula ayaa sheegay in maamulkooda uu dadaal ugu jiro sidii dib u dhis loogu sameyn lahaa garoonka diyaaradda ugaas khaalif  si
looga hortago hakad ku yimada howlaha garoonka marka la gaaro xili
roobaadka.

Maxamed Axmed Food Cadde ayaa ka dalbaday hay’addaha samafalka iyo
ganaacsatada inay door ka qaatan sidii dib u dhis loogu sameyn lahaa
garoonka diyaaradaha Ugaas khaalif ee magaalada Baladweyne.

Warbixinta waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here