Maamulka degmada Barbara oo xariga ka jaray iskuulo wax lagu bari doono caruurta.

0
150

Baladweyne (Radio Beerlula)- Duqa magaalada Barbara C/shakuur Maxamed Xasan iyo Xoghaya dowlada hoose ee degmada Barbara Suheyb Maxamed Cali ayaa si wadajir ah xariga uga jaray sadax iskuul oo laga hargeliyay magaalada Barbara kuwaasi oo ay hergelisay Hay’ada Pharo Foundation,

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.