Maamulka gobolka Banaadir oo shirkadda gaar ah ku wareejiyay nadaafadda caasimadda

0
282

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maamulka gobolka Banaadir ayaa nadaafadda caasimadda Muqdisho ku wareejiyay shirkadda Eko iyadoo looga fadhiyo inay wax ka qabato nadaafadda degmooyinka gobolka Banaadir.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Saalax Cumar Xassan ayaa saxaafadda u akhriyay wareegtada ka soo baxday guddoomiyaha gobolka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here