Maamulka gobolka Banaadir oo xariga ka jaray waaxda Barwaaqo ee degmada Warta Nabada.

0
445

Gudomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Casimadda Muqdisho Cabdi Raxmaan Cumar Cusman(Enj Yariisow) iyo Gudomiye ku xigeenka amniga iyo siyasadda Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cabdulahi(Tuulax) ayaa Maanta si wadajir ah xariga uga jaray waxda Barwaaqo ee Degmada Warta Nabada.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here