Maamulka Hirshabeelle oo markale ku baaqay in wada hadal lagu dhameeyo dagaaladii ka dhacay deeganno hoos taga degmada Matabaan.

0
349

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabeelle Maxamad Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Baladweyne  ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalka kasoo cusboonaaday deegaano ka tirsan degmada matabaan ee gobolka hiiraan dagaalka oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa u dhaxeeyo beelo walaalo ah.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here