Maamulka Iskuulka Nasiib oo ay wax ka bartan ardey araga naafo ka ah oo ka dalbaday dowladda inay ka caawiyaan agabka waxbarashada

0
329

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maamulka iyo macalimiinta iskuulka Nasiib oo ku yaalla magaalada Muqdisho islamarkana ay si lacag la’aan ah  wax uga  bartan dad araga naafo ah ayaa ka dalbaday dowladda federaalka inay ka caawiso agabka waxbarashada oo aysan heysan intiisa badan.

Iskuulkan ayaa  horey wax uga baran jiray ilaa 100 ardey iyadoo hadda ay ku soo hareen 40 ardey kadib markii ay waayeen agabkii ay wax ku baran lahayeen.

Maamulaha iskuulka Nasiib Maxamed Khalif Cumar iyo Hibo Xaaji Nuur oo ka mid ah macalimiinta iskuulka ayaa ka waramaya baahiyaha ugu daran ee heysta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here