Kulan Looga hadlay dib-u-eegista qaab dhismeedka hay’adaha qaranka oo lagu qabtay Muqdisho

0
339

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xarunta dowlada hoose ee Xamar ayaa lagu qabtay  kulan looga hadlay dib-u-eegista qaab dhismeedka hay’adaha qaranka iyo asteynta awoodaha dowladda oo ay soo gudbisay wasaaradda arrimaha gudaha, dib-u-heshiisiinta iyo xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa shir guddoominayay kulanka.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa ka waramaya qodobada diirada lagu saaray  shirka tubta siyaasada loo dhan yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here