Baladweyne(Radio Beerlula)-Iskuulka hoose dhexe ee dhoobley oo kamid ah iskuulada ku yaalla magaalada dhoobley ee gobolka Jubada hoose ayaa waxaa kajira baahiyo dhanka waxbarashada ah kuwaas oo wax ka qabasha u baahan.
Baahiyaha waxbarasho ee iskuulka kajira ayaa waxaa kamid ah agabka waxbarashada caruurta oo aan dhameystirneen ardayda iyo koronto la,aan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.