Maamulka iyo ardayda Iskuulka Dhoobleey oo codsaday in laga caawiyo qalabka waxbarashada

0
144

Baladweyne(Radio Beerlula)-Iskuulka hoose dhexe ee dhoobley oo kamid ah iskuulada ku yaalla magaalada dhoobley ee gobolka Jubada hoose ayaa waxaa kajira baahiyo dhanka waxbarashada ah kuwaas oo wax ka qabasha u baahan.

Baahiyaha waxbarasho ee iskuulka kajira ayaa waxaa kamid ah agabka waxbarashada caruurta oo aan dhameystirneen ardayda iyo koronto la,aan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.