Waddo cusub oo laga hirgaliyey Ceerigaabo oo xariga laga jaray.

0
165

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Gadiidka iyo Hormarinta maamulka Somaliland oo aay wehliyaan Gudoomiyaha Gobalka Sanaag iyo maayarka Degmada Ceerigaabo ayaa si wada jir ah xeraga ugu jaray Wada cara-tuur ah oo isku xeri donta Ceerigaabo iyo karin Dallo.

Hirgilinta wadadaan ayaa waxaa iska kaashaday wakaaladda Hormarinta wadooyinka Soomaaliland iyo Hay’adda Save the Children.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.