Raashin dhacay oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

0
187

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Tayadhawrka qaranka Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay Bur dhacay iyo qalab loogu tala galay in lagu sifeeyo kuwaasi oo lagu soo qabtay dukaan lagu keeydiyay .

Burkan ayaa waxaa lahaa mif kamid ah ganacsatada magaalada Muqdisho waxaana laga iibi rabay bulshada Soomaaliyeed.

Warbixintaan waxaa soojeedinay Cabduqaadir Cumar Ibraahim.