Dhismaha masaajid laga dhagax dhigay Xerada Dhagaxley ee Kenya.

0
141

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Culumada ku nool Xerada Qoxootiga ee Dhagaxley ee dalka Kenya oo kaashanaya bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa xeradaasi ka dhagax dhigay dhismaha masjid loogu tala galay in ay ku cibadeystaa bulshada

masjidkaan ayaa lacagta lagu bilaabay waxaa iska aruuriyay muxsaniin soomaliyeed iyadoo oo wali loo bahan yahay dad kale oo door ka qaata.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.