Danyarta ku nool Baladweyne oo la meel ay ka galan dhibicda roobka

0
131

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Qoysaskan oo ku nool kaamamka magaalada Baladweyne oo degan guryo ka sameysan kartooman iyo baco la isku geeyay kuwaasoo aan celin Karin dhibicda roobka, qaboowga habeenkii iyo kuleylka maalintii ayaa codsaday in lala soo gaaro baco ay ka galan dhibicda roobka.

Barkacyaasha ayaa saameen kala kulmo xilli roobaadka maadaama aysan haysan guri ay ka galaan dhibicda roobabka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.