Maamulka shabeellaha dhexe oo bilaabay dib u dayactirka jidadka biyaha fariisteen

0
355
?

Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiyaha maamulka  gobolka shabeellaha dhexe ayaa sheegay in ay
dayactir ku bilaabeen  wadooyinka burbursan ee gudaha magalada jowhar.

Wadooyinka burbursan ayaa lagu buuxinyayaa carro kaabo si looga hortago in jidadka ay fariistan biyaha.

Guddoomiyaha gobolka shabeellaha dhexe Axmed Mayre Makaraan ayaa ka waramaya qorshahan ay dib loogu dayactirayo jidadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here