Madaxweynaha Somaliland oo xariga ka jaray masjidka weyn Nuural Hudda oo laga hirgeliyay Hargeysa.

0
199

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa xariga ka jaray Masjidka weyn ee Nuural Hudaa oo muddo saddex sano ah uu ku socday dhisme casri ah magaalada Hargeysa

munaasabada xarig jarka waxa ka qeyb galay mas’uuliyiin katirsan Shirkadda Dhismaha ee Daryeel culamaa’udiin ganacsato iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Audio Player

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here