Madaxweynihii hore ee dalka Masar oo geeriyooday.

0
302

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Morsi ayaa ku geeriyooday gudaha maxkamad dhagaysanaysay dacwadiisa taasoo ku taalla magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar.

Mohamed Mursi  ayaa sannadkii 2012-kii loo doortay inuu noqdo madaxweynaha dalka Masar isagoo xilka hayay muddo hal sano waxana  sannadkii 2013-kii  afgambiyay  madaxweynaha hadda  talada  Cabdifataax Al sisi.

Maxamed Mursi ayaa 67 sano jir ahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here