Masjidka Faadumo Bintu Rasuul ee Deegaanka Ceelasha biyaha oo lagu bilaabay dayactir.

0
66

Baladweyne (Radio Beerlula)-Masjidka Faadumo Bintu Rasuul oo ku yaala Deegaanka Ceelasha biyaha ee gobolka Banaadir isla markaana qabyo ahaa mudo 12 sana ah ayaa dhameystirkiisa waxaa dib u bilaabay culimada magaalada Muqdisho oo kaa shanaya dadka Muxsiniinta ah.

Qeybaha uu qabayada ka yahay masjidkan ayaa waxaa kamid ah Albaabada,Mutuleelada,Minaaradda,qeyba weeysa qaadka iyo Musqulaha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.