Masjidka Jaamaca oo laga daahfuray Magaalada Qardho.

0
54

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ee Gobalka Karkaar ayaa lagu qabtay munaasabada lagu daah-furayay masjidka Jaamaca Qardho Kadib Markii dayac tir balaaran lagu sameeyay masjidka.

Munaasabadda daah-furka waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntaland Culuma udiin iyo  Odayaasha dhaqanka Magaalada Qardho.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweys Isxaaq.