Masuul ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan oo u fadhistay imtixaanka macalimiinta cusub ee ay qaadaneyso dowladda.

0
187

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada gobolka Hiiraan Cali Cismaan Xuseen ayaa maanta ka mid noqday macallimiinta u fadhistay imtixaanka macalinnimo ee ay qaadeyso wasaaradda waxbarashada Soomaaliya.

Warbixinta Waxa noo haysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud