Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo taliyeyaasha ciidamada ku amrtay inaysan ka qeyb qaadan xaaladda ka jirta Baladweyne

0
331

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad Kabtan Maxamed Cabdulle Aadan oo maanta shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Baladweyne ayaa faray taliyeyaasha ciidamada qalabka sida ee ku sugan gobolka Hiiraan inaysan fara gashan khilaafka ka dhax jira maamulka gobolka islamarkana ay ku sugnaadan  goobahooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here