Waxgaradka iyo shacabka oo loogu baaqay inay dajiyaan xaaladda Baladweyne.

0
279
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Agaasimaha xiriirka gobollada, degmooyinka iyo dhismaha golaha deegaanka Hirshabeelle Cabdi Daahir Guure  oo la hadlay Radio Beerlula ayaa shacabka magaalada Baladweyne ka dalbaday inay is dajiyaan islamarkana aysan magaalada u horseedin burbur.

Cabdi Daahir Guure ayaa ka codsaday odayaasha dhaqanka inay dajiyaan xalaadda Baladweyne.

Warbixintan waxaa noo hayo Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here