Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad oo Baladweyne ku dhageystay dacwad loo heysto lix eedeysane

0
332

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maxkamada ciidamada qalbka sida qeybta 27-aad  ee gobolka Hiiraan ayaa u fariisatay dacwada  loo haysto 6 eedeysane kuwaase lagu eedeyay danbiyo kala duwan.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here