Munaasabad lagu xusayo 26-ka juun oo lagu qabtay Baladweyne

0
369

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dabal dega munaasabadda 26-ka juun oo ku beegan 59 sano guuradii ka soo wareegtay  markii xornimada ay qaateen gobollada waqooyi islamarkana calan Soomaaliyeed laga taago magaalada Hargeysa gaar ahaan beerta Xoriyadda 1960-kii ayaa lagu qabtay magaalada Baladweyne.

Munaasabadda ayaa waxaa soo qaban qaabiyay taliska guutalada shanaad ee ciidamada xoogga dalka ee gobolka Hiiraan, waxana ka qeyb galay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale, saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda ,kuwa AMISOM ee ka socda dalka Jabuuti, iyo qaar ka mid ah shacabka Baladweyne.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here