Ololaha nadaafadeed ee isku tashi oo wali ka socda Baladweyne iyo faa’ido laga dhaxlay

0
345
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka socda olole nadaafadeed oo kor loogu qaadayo bilicda magaalada.

Ololahan ayaa ka socda goobaha tariikhiga, jidadka muhiim-ka iyo xaafadda magaalada Baladweyne iyadoo bilicda magaalada ay wax badan iska badaleen tan iyo markii la bilaabay ololaha nadaafadeed.

Ku xigeenka duqa magaalada Baladweyne Cabdi Xuseen Cismaan Canjeex ayaa Radio Beerlula uga waramay faa’idada laga dhaxlay ololahan nadaafadeed ee ka socda magaalada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here